^
YOOXANAA
Bilowgii
Maraggii Yooxanaa Baabtiisihii Uu Ciise U Furay
Xertii Ugu Horraysay
Arooskii Magaalada Kaana Lagu Sameeyey
Ciise Macbudkuu Nadiifiyey
Ciise Baa Nikodemos La Sheekaystay
Yooxanaa Baabtiisihii Mar Labaad Ayuu Ciise U Sii Marag Furay
Kan Jannada Ka Yimid
Ciise Iyo Naagtii Reer Samaariya
Ciise Wuxuu Bogsiiyey Sirkaalkii Wiilkiisii
Curyaankii War Beytesda Ag Joogay
Ciise Wuxuu Caddeeyey Inuu Aabbihiis Isku Halleeyo
Maragga Ciise Loo Furo
Waxaa Cunto La Siiyey Shan Kun Oo Nin
Ciise Keli Buu U Baxay; Dabadeed Badduu Ku Dul Socday
Dadku Waxay Doonayeen Calaamo
Kibista Nolosha
Xerta Shakiyaysa
Butros Qirashadii Uu Ciise Qiray
Ciise Iyo Walaalihiis
Ciise Wuxuu Dadkii Baray Inuu Ilaah Ka Yimid
Biyaha Nool
Naagtii Sinada Lagu Qabtay
Nuurka Dunida
Digidda Ku Saabsan Xukunka Imanaya
Ciise Wuxuu La Dooday Yuhuuddii
Ciise Wuxuu Bogsiiyey Nin Indhala'aan Ku Dhashay
Xerada Adhiga
Adhijirka Wanaagsan
Ciise Oo Yeruusaalem Joogay Wakhtigii Iidda Daahirinta Macbudka
Colaaddii Yuhuudda
Ciise Baa Laasaros Soo Nooleeyey
Wadaaddadii Sare Shirqool Bay Ciise U Dhigeen
Maryan Baa Ciise Beytaniya Ku Subagtay
Ciise Guul Buu Ku Galay Yeruusaalem
Dadka Gariigta Ah Weyddiiskoodii
Qaar Badan Baa Rumaysan Waayay, Laakiin Qaar Baa Si Qarsoon U Rumaystay
Ciise Waxbariddiisii La Soo Koobay
Ciise Xertuu U Cago Maydhay
Ciise Wuxuu Muujiyey Kan Gacangelin Doona
Qaynuunka Cusub Oo Jacaylka
Waxaa La Sii Sheegay In Butros Ciise Dafiri Doono
Jidka Loo Maro Aabbaha
Ciise Wuxuu Ku Ballanqaaday Ruuxa
Geedka Canabka Ah Iyo Laamaha
Dunida Iyo Ruuxa Runta
Wax Ku Saabsan Ciise Tegiddiisa
Baryadii Ciise
Ciise Waa La Qabtay
Butros Baa Dafiray Ciise. Wadaadkii Sarena Wax Buu Ciise Weyddiiyey
Ciise Wuxuu Hor Taagnaa Bilaatos Oo Ahaa Taliyihii Reer Rooma
Bilaatos Wuxuu Yeelay Sidii Ay Yuhuuddu Doonayeen
Ciise Waa Lagu Qodbay Iskutallaabta
Ciise Waa Dhintay
Ciise Waa La Wareemay; Dabadeedna Waa La Aasay
Ciise Waa Ka Soo Sara Kacay Kuwii Dhintay
Ciise Wuxuu U Muuqday Maryan Tii Reer Magdala
Ciise Wuxuu Muuqday Rasuulladii
Ciise Wuxuu U Muuqday Toomas
Sababtii Loo Qoray Injiilkan
Ciise Baa Ka Ag Muuqday Bad Tiberiyas
Hadalladii U Dambeeyey Oo Ciise Kula Hadlay Butros
Dhammaadka